Wararkii ugu dambeeyey dagaalo culus oo ka dhacay Magaalada Marko

Dagaalo culus ayaa la soo sheegayaa iney xalay ka dhaceen degaano ku yaalla duleedka magaalada Marko ee gobolka Sh/hoose kuwaasoo dhexmaray ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Al-Shabaab. Wararka ayaa intaas ku daraya in dagaaladan ay bilowdeen markii ciidamada dowlada ay bilaabeen howlgal ay kula wareegayaan wadada xeebta marta ee isku xirta Marko iyo Xamar. Xoogag … Continue reading Wararkii ugu dambeeyey dagaalo culus oo ka dhacay Magaalada Marko